Mudaharaadyo Xoogan Iyo Rasaas Goos-Goosa Oo Ka Dhacaysa Hargeysa

Hargeysa 07.07.08, Waxa ilaayo imika ka socda Caasimada Somaliland ee Hargeysa Mudaharaadyo aad ubalaadhan iyo xabado goos-goos ah oo ka dhashay kadib markii Madaxweyne Riyaale Amray in Riigii Ceelasha ka qodayay Uubaale loo badalo Borama, kadib markii uu shalay Riyaale Madaxtooyada kulan gaar ah kula yeeshay Badhasaabka Gobolka Borame oo isagu booqasho ku jooga Hargeysa.