Madal laysku arkay oo ururka SSE uu godonsiiyay abaalmarinta sannadka 2008 ururka DRC

Kobenhagen 03.07.08, ‘’Waxaanu idiinku garanay abaalmarintan ka dib kolkii aanu aqoonsanay kaallinta lama ilaawaanka ah ee aad ka qaadateen taakulayta dadkayaga iyo dalkayaga’’ gudoomiyaha Somaliland Societies in Europe (SSE) Cabdirahmaan Abdillahi. ‘’ Somaliland waxaanu ka shaqaynaynay 10 kii sanno ee ugu dambeeyay taas oo aan odhankaro abaalmarintan qiimaha leh waxay xus dheeraad ah u tahay [...]