Xildhibaano ka tirsan golaha wakiildada Somaaliland oo boqasho ku yimi Norway

Oslo, 04.07.08 (S/land.no) Waaxaa maanta ka soo degey Gegida Dayuuradaha magalada Oslo laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimi dalka Norway. Labadaas Xlidhibaan oo kala ah: 1 Prof. Moxamed Cumar Adan (Jiir), 2 Ahmed Moxamed Diriye (nacnac)

Shirweynihii Xisbiga UDUB Laanta Sweden Oo La Qabtay

Sweden, Shirkan Xusbiga Udub ayaa 1-July ka dhacay magalada Stockholm halkaas oo ay isugu yimaadan wufuud fara badan oo ka kala socta tageerayaasha Xusbiga Udub ee dalka Sweden,waxaa shirka khadka telefonka ku furey isaga oo hargeysa ku sugan Md Maxamud Cabdi Malow oo ah xooghaya abaabulka iyo Wacyi galinta Xusbiga kana mida gudiga fulinta ee [...]