Posted on July 2, 2008 by weriye1
Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay ku soo batay Xanuunada jiitama ee loo caalwaayey, Sida Canser-ka Macaan-ka, xanuunada sigaarku sanbabada ku reebo, wadno xanuun-ka, Tuf-ta, Dhiig-karka iyo xanuuno kale oo jiitama oo ku yimaada Cunitaanka Qaadka. dhaqan kasta oo [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on July 2, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo, SL.no 30.06.0, Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Laanta xisbiga Kulmiye ee Norway 29-kii bishan june ayaa lagu doortay guddi cucub,Guddida la doortay waxay ka kooban tahay:
Sulub Ismail Warsame – Guddoomiye, Ali Mohamoud jama – Xoghaye ,Hassan Mohamed Ali – Khasnaji,lacaghaye),Hussain Hassan Gulaid – xubin (La Taliye), Maryan Mohamoud Ali – xubin
Filed under: Norge, Norway | Leave a Comment »