Cilmi-baadhid: Dumarka Camalka-xun ee Kulul ama Xanaaqa badan oo Cimri-deg deg ku dhaco.

Qormadii: Osman Abdillahi Sool.
Ragga cadha badan ayaa waxay halis u yihiin in uu ku dhaco xanuunka la yidhaado *stroke* Dhiig-furanka Maskaxda. Dhinaca kale dumarka Camalka-xun ee Kulul ama Xanaaqa badan ayaa iyana wax ku dhaca Cimri-deg deg…sidaas waxa sheegtay cilmi-baadhid ku saabsan xanuunka *Stroke* oo lagu daabacay Wargayska Jyllands-Posten oo ka soo baxa Denmark.
*Stroke…..Istaroogu waa [...]

XUKUUMADA OO HESHIIS SHIDAAL BAADHIS AH LA GASHAY SHIRKAD IIBSATAY NATIIJADA SAHANKII BAADHISTA KHEYRAADKA SOMALILAND

Hargeysa (sl.no) 31 may 2008 – Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis la galeen shirkaddii u horreysay oo hawlo shidaal-baadhis ah ka fulin doonta dalka,
kadib markii shirkaddaas oo laga leeyahay waddanka Norway, fadhigeeduna yahay Ingiriiska oo la yidhaa Asante Oil UK Limited ay ku qanacday natiijo hordhac ah oo laga [...]

SENATOR BRACK OBAMA OO KU DHOW IN UU NOQDO MUSHARAXA XISBIGA DIMOQRAADIGA

Mineapolis(sl.no)May 30, 2008 – Tartanka mudada dheer qaatay ee u dhaxeeya musharaxiinta xisbiga demoqraadiga ayaa waxa uu soo gaaray xilli Senator Barack Obama u muuqdo musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga Mussharaxa kursiga madaxweynha ee xisbiga dimoqraadiga ayaa waxa looga baahanyahay in uu la yimaado madasha shirweynaha xisbiga ee lagu qaban doono magaalda Denver ee gobolka Colorado bisha [...]

ARAGTIDA MURANKA MIISAANKA MAANSADA “Ibraahin jaamac Hawd”

Dhaqan ahaan sheegashada halabuurka iskuma aynu qabsan jirin, maansada oo ahayd waxa ugu badan ee la curiyana weligeed taariikhda soomaalida anigu kuma aan maqal laba qof oo lahaanteeda isku qabsaday. Halabuurkuna, sidiisaba, qofka uma lahaan jirin waxtar ka badan haybad iyo qurux uu ku xarragoodo, ninka kale ee xarragadaa ku qabsadaana wuxuu noqon lahaa bahal [...]

Tacsi ku socota reer AHMED SAMAALE DUCAALE (Fure) iyo dhamaan Degmada Allaybaday! انا للة وانا الية راجعون : Inaa Lilaa wa Inaa Ilayi Raajacuun

Anigoo ah Jaaliyada reer ALLAYBADAY ee Degan dalalka kale ah:  Norway, Denmark, Sweden, Finland,USA, UK ,Carabaha iyo wadankiiba , waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka , ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay marxuum-ka  AHMED SAMAALE DUCAALE (Fure) oo maanta jimco 30.May.2008 ku geeriyooday magaalada Waraabo-jiro, Ethiopia, isla maanta lagu aasay magaaladaas.

GOLAHA WAKIILADA OO COD AQLABIYAD AH KU ANSAXIYEY MIISAANIYAD SANADEEDKA 2008

Guddoomiyaha iyo gudd. ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada

Hargeysa, (sl.no) 30,may 2008 – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Odoroska Miisaaniyadda Dalka iyo Dekedda Berbera oo dhan guud ahaan Wadartoodu 3,252,463,142 (Saddex boqol oo Bilyan laba boqol iyo laba iyo konton milyan, afar boqol saddex iyo lixdan [...]

Somaliland Oo Amartay In Dhulkooda Loo Masaafuriyo Laba Ka Mid Ah Saddex nin Oo U Xidhnaa Argagixiso

Hargeysa (sl.no) 30 may 2008 – Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay amartay in la masaafuriyo laba nin oo dhammaystay xukun ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku riday, ka dib markii Maxkamadu ku heshay fal
Argagixiso ah oo ay lacag Itoobiyaan ah ku dhaceen duleedka degmada Wajaale, sannadkii 2003.
Labadaas nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda [...]

Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo Socdaal gaaban ku Maray Hargaysa isagoo ku sii jeeda Adis-ababa.

Hargaysa (sl.no) 29, may 2008 – Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya Janaraal Gebre ayaa doraad socdaal gaaban ku maray Hargaysa, isaga oo ka soo kicitimay Magaalada Muqdisho, kuna sii jeeda magaalada Addi Ababa.
Janaraalka waxa la sheegay inuu socdaalkiisu ku luglahaa iyadoo haatan laga badalay Taliyihii uu ka ahaa ciidamada Itoobiya, hawshaasoo uu hayey [...]

Ciidamada Police-ka oo hubka dhigis dhanka shacabk ah ka wada magaalada Laascaanood.

Laascaanood(sl.no) 29,may 2008 – Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay ciidamada Police-ka ee Gobolka Sool ay magaalada Laascaanood ka wadeen hawlo ay wax ugu qabanayaan dhanka amniga kana hor tagayaan cid kasta oo kasoo horjeeda amniga magaalada waxna u dhimaysa bulshada magaalada iyo habsami usocodka ganacsigeeda.

Xubintii Cusbayd Ee Komiishanka Doorashooyinka Ee Xisbiga KULMIYE Oo Xilkii Loo Dhaariyey Iyo Madaxweyne Rayaale Oo u Magacaabay Masuuliyiin Cusub Gobolka Buuhoodle.

Hargeysa(sl.no) 29 may, 2008 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa Maanta Wareegtooyin uu Soo Saaray Ku Magacaabay Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Buuhoodle ee Somaliland .Waxa kale oo isla Maanta Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska iyo Taliye ku xigeenka ee Gobolka Buuhoodle.
Sida waxa lagu sheegay Waraxafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada [...]

Guddiga Dhaqaalaha Wakiillada oo ku Kala Jabay Warbixinta Golaha ee Miisaaniyadda

“Odoroska miisaaniyadda 2008 waxa loo soo gudbiyey Guddida Dhaqaalaha 6/5/2008, si guddidu warbixin faahfaahsan uga diyaariso, kadibna ugu gudbiso Golaha Wakiillada”
Hargeysa(sl.no), 29 may 2008 – Xubnaha Guddiga Dhaqaalaha ee Wakiillada, ayaa markii ugu horreysay iyagoo kala qaybsan shalay golaha ka jeediyey warbixinta miisaaniyad-sannadeedka 2008, kadib markii ay muddo saddex toddobaad ah soo naaqishayeen.

TACSI TIIRAANYO LEH

Dhamaan Qoyska Reer Saleebaan Bidde oo kala ah:
1. Axmed Saleebaan Bidde.
2. Cabdillaahi Saleebaan Bidde.
3. Khadiija Saleebaan Bidde iyo Caruurteeda.
4. Aadan Cumar iyo Caruurtiisa.
Waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyska Ilma Macalin Caydiid, gaar ahaan Mustafe Macalin Caydiid iyo Xaaskiisa Hibaaq Cali Saleebaan Bidde. Geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Macalin Caydiid Muuse oo 28/05/08 ku [...]

MAGAALADA BURCO OO SI WEYN LOOGA XUSAY 27-KA MAY OO AH MAALINTII GUDAGALKA MUJAAHIDIINTII SNM 1988

Burco(sl.no) 27,may 2008 - Fagaaraha Khayriyada magaalada Burco ayaa maanta lagu qabtay munaasibad lagu xusayo sanadguuradii labaatanaad ee ka soo wareegtay gudagalkii ciidamada SNM,ee Burco,oo ku beegan 27Mey.
Munaasibadan oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u badan oo sitay boodhadh iyo calamo ay ku qoran yihiin halku dhigyo tilmaamaya xuska 27mey.
Duqa magaalada Burco,Maxamuud Axmed Xasan(Dhegalaab)oo munaasibadaa [...]

DUGSIGII SARE EE ALLAYBADAY OO LA DHAMAYSTIRAY

Allaybaday(sl.no) 27,may 2008 – Dhismihii ugu horeeyay ee uu yeelanayo dugsiga sare ee Allaybaday ayaa la dhamaystiray, dhismaha dugsigan oo ay dhisday Haayada Caalamiga ah ee Danish Refugee Concel (DRC), Dugsigan ayaa qabyo ahaa in muddo ahba, balse dhamaystiran wakhtigan xaadirka ah.

Daawo xafladii 18-May 2008 ee Oslo Norway

Wasiir Cawil oo Shaaca ka Qaaday in Bisha June ee Sannadkan Burco Laga Beddeli Doono Lacagta Giimbaarta

“Golaha Wakiillada iyo guddi kastaba waa waajib dastuuriya in aan horimaado oo u warramo, dastuurkaana jideeyey.” Wasiirka Maaliyadda
Hargeysa (sl.no) 26 may 2008 – Guddiga Dhaqaalaha ee Wakiillada iyo masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa fadhi albaabadu u xidhan yihiin shalay ku yeeshay xarunta Aqalka Wakiillada ee Hargeysa, kaas oo ka dhashay is-faham Madaxweyne Rayaale iyo [...]

Hanbalyo iyo bogaadin ku socota gobalnimada gobalka gabilayoo ka timid ururka horumarinta iyo waxbar‏ ee Alaybaday.

Aleybaday 26.05.08,Dhamaan bahwaynta ururka horumarinta waxbarahada dagamada allaybaday, UHWA gudo iyo dibadba waxay halakan hanbalyo boogaadin kal iyo laaba ku taageerayaan magacaabista iyo u wanqalida gobalka cusub ee gabilay oo maalintii shalay ahayd si buuxda loogu wanqalay gobalnimadiisa
hadaanu nahay bahda UHWA oo gargaar dhinca horumarinta waxbarashada ka waday mudo sadex sano ah kana hirgalisay dagmada [...]

Xaflad Kulmisay Mucaarid iyo Muxaafid Oo Loogu Wanqalay Gobol-nimada Gabilay ayaa Maanta Lagu Qabtay Xarunta Gobolkaas ee Gabilay

Gabilay 25.05.08 Xaflad balaadhan oo loogu wanqalay Gobolka cusub ee Gabilay ee uu dhawaanta magacaabay Md. Daahir Rayaale Kaahin Kaahin ayaa maanta lagu qabtay Magaalo-madaxda Gobolkaas ee Gabilay, isla markaana waxa ka soo qayb-galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye ku-xigeenada Golayaasha Baarlamanka [...]

TACSI GEERI TIIRAANYO LEH

Anagoo ku hadlayna magaca ururka “NOSHAACA” ee dhaqanka iyo fanka Somalida Norway, magaca masuuliyiinta iyo xubnaha ururka ee hoos ku qoran iyo magaca fanaaniinta iyo dhaqanyahanada joogga Norway. waxa aan u tacsi u diraynaa fanaanka Cabdirisaaq Cismaan Muuse “Shiine” iyo Axmed Maxamed Jaamac “Jabtiile”. Geerida naxdinta leh ee ku timi labada marxuum ee Jaamac Cali [...]

SARAAKIIL TIRADOODU TAHAY 20 OO TABABAR UGU KICITIMAY DALKA ITOOBIYA

Hargaysa (sl.no) 24 may 2008 – 20 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ayaa dhawaan tababar ugu kicitimay dalka Itoobiya.

20 kan sarkaal oo la sheegay inay tababar soo qaadandoonaan modo laba sanadood ah oo la xidhiidha arrimaha Milateriga, waxa ay gaadheen magaalada Addis Aababa oo uu uga bilaabmayo Tababarkaasi.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Markii U horeysay Fidmo Iyo Kala Fogayn Ku Tilmaamay Goboladii Uu Dhawaan Magacaabay Madaxweyne Rayaale.

Hargeysa(sl.no) 24 may 2008 – Xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayay Xubno ka tirsan Qurba-jooga Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, oo uu hogaaminayo Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbigaas Maxamed Ibraahin-dhagawayne (Qabo), maanta lagu qabtay Huteel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa.
Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay waxa ka soo qayb-galay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, [...]

Xisbiga Kulmiye oo faahfaahin ka bixiyay Go,aamadii ka soo baxay Wadahadaladii u socday Mucaaridka iyo Madaxweynaha.

“Waa caadi adduunkoo dhan qofka meesha fadhiyaa [xilka haya] ilaa cidii beddelaysay ay timaado isagaa sii fadhiyeya, laakiin…” M.Biixi.

Hargeysa (sl.no), 21may 2008 – Kulankii saddexaad ee xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradku ka yeeshaan wadahadallada ku saabsan xal-u-helida arrimaha siyaasadeed ee ay sida weyn isugu maandhaafsan yihiin, ayaa shalay la iskula qaatay isfaham ku wajahan jadwalka qabsoomida [...]

“OGEYSIIS” KONTIINAR LOO RARAYO DALKII

Oslo, dhamaan dadka reer SL ee degan Norway waxa lala socodsiinayaa in maalinta Arbacada ee bishu tahay 21.05.08 la soo dhigi doono Masaajidka Towfiiq hortiisa kontiinarkii aan halkan hore idiinkaga baahiney. Waxa uu oolayaa goobtaa ilaa Axada 25.05.08. Kontiinarka waxa la geynayaa Dekada Berbera.
Haddaba, qofkii daneynaya in uu alaab u diro dalkii ha ka faa´iideysto [...]

KHUDBADII CABDIRAXMAAN AXMED CALI EE 18 MAY 1991

Hargeysa(sl.no) May 20, 2008 – Guud ahaan gobolada Somaliland waxa looga dabaal degayaa sannad guurada 17aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland oo magaalada Burco lagaga dhawaaqay shirweyne ay isugu yimaadeen Beelaha Somaliland 18 May 1991….
Dib ula soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland, waxa ay ka dambaysay halgan qadhaadh oo Ururkii SNM oo taageero [...]

WARARKII WARGEYSKA OGAAL CADADKIISII MAANTA OO ISNIIN AH 19MAY 2008

“U dulqaadanmayno in ay lunto geedi socodkii dimuqraadiyadu” Siilaanyo
“Caafimaadka lama wada-wadaago, xoolaha lama wada wadaago, darajada lama wada-wadaago, ee waxa kaliya ee ummadu ay wada-wadaagtaa..” Md, Rayaale
“Madaxweynaha Mudadii waxay kaga ekayd 15, May, wada hadalo ayaa noo socda waxana aad Ilaahay nooga baridaan inay ku dhamaato is af-garad….” Siilaanyo
“Reer Booramow hadii uu Rayaale na dulmayo [...]