Studio IFTIN Oslo Wuxu ugu bishaareynayaa Dadweynaha ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda in Studiyuhu u qaban doono shaqooyinkan soo socda:1. Duubidda Filimaanta.
2. Duubidda Dabaal degyada, Muxaadarooyinka iyo Siminaarada Iwm.
3. Dib u habeynta Cajaladihii hore(Analog) iyada oo lagaaga dhigi doono(Digital) ama DVD.
4. Sawirkaaga oo laguugu dhejiyo DVD-ga korkiisa.
5. Ciddii dooneysa inay furato TV cusub ama hore u laheyd ama web bage. Waxa loo sameynayaa Astaan(Logo) wadata Dhaqaaq (Animation).
Haddaba, cidii baahi u qabta qodobadan sare ha la soo xidhiidhaan IFTIN Studio oo ay kuugu diyaar yihiin shaqaale khibrad u leh shaqadan.
kala xidhiidh:
Yuusuf Arbac Tlf.: 95174552 ama Abdirisak Osman Tlf.: 45457259























