Posted on April 30, 2008 by weriye1
Maxamed Cumar Cilmi(Dalamiye) iyo dhamaan dadka hoos ku qoran oo dhamaantood degan Oslo Norway, waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Maxamed Ducaale. Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Marxuum Maxamed Ducaale(Dhoolayare) . Marxuumku wuxu ku geeriyooday Burco, Laguna aasay shalay. Dadaka kale ee tacsida dirayaa waxay kala yihiin:
1. Cabdilaahi Saleebaan Bidde.
2. Maxamuud [...]
Filed under: Norge, Norway | Leave a Comment »
Posted on April 30, 2008 by weriye1
“Madaxweynuhu kama garaabin dhibaatooyinka waqtigan jira iyo sida uu ugu tuntay geeddi-socodka dimuqraadiyadda, caddaaladda, arrimihii xoriyalatal-qawlka, siduu uga tallaabsaday amaanidii dadka iyo dalku u dhiibtay”
Axmed Siilaanyo
Burco(sl.no) 30apr.2008 – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULIYE, ayaa Xalay shir jaraa’id oo uu ku qabatay Huteelka City Plaza ee magaalada Burco kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin sida [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 29, 2008 by weriye1
Guddomiyaha Golaha wakiilada SomalilandMd. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Bulshawaynta Somaliland waxay ku barbar taagan tahay mowqafka dhex-dhexaadinta ee uu qaatay, Guddoomiyaha, Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), hase yeeshee waa in uu ka fogaadaa tuhun iyo tamar yaraan siyaasadeed.
Filed under: Dibadda | Leave a Comment »
Posted on April 29, 2008 by weriye1
Hargeysa (sl.no)- Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta khudbad sanadeedka 2008 ka jeediyay Golayaasha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiilada). Xafladan oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxweyne ku xigenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, Shirgudoonada Wakiilada iyo Guurtida , Mudanayaasha Labada Aqal , Wasiiro iyo marti sharaf kale.
Madaxweynaha oo ugu horeyn halkaasi ka [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 28, 2008 by weriye1
Khasaaraha ka dhashay mudaharaad ka dhacay Hargeysa iyo khalaadaadka Dawlada
Hargeysa (sl.no) – Laba qof oo shicib ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen, tiro kale oo badanina way ku dhaawacmeen iska horimaad dhex-maray ciidanka Booliska iyo boqollaal dadweyne ah oo muddaharaadayey, shalay magaalada Hargeysa.
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 28, 2008 by weriye1
Hargeysa-(sl.no) – Madaxwaynaha Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin ayaa khubad sanadeedkii 2007/2008 u jeedinaya labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland(Guurtida iyo Wakiilada) maalinta bari ee 29ka bishan April.
Madaxwaynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa inuu khudbad sanadeedka Dastuuriga ah ee uu u jeedinayo labada Gole uu ku soo qaado khilaafka Siyaasiga ah ee ka taagan Muddo [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 28, 2008 by weriye1
Hargeysa(sl.no) 28 Apr.2008 – Suldaanka Guud ee Beesha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, oo ay weheliyaan Suldaan Barre Xaaji Xuseen iyo Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi, ayaa caawa shir Jaraa’id oo ay si wada-jir ah ugu qabteen Huteel Hadhwanaag ee Magaaladda Hargeysa, waxa ay kaga hadleen Mudaharaadkii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay qayb [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 27, 2008 by weriye1
Hargaysa(sl.no) – Dadweynaha degan xaafada Axmed Dhagax ee (Ex-Dunbuluq) ayaa saaka iyagoo gadoodsan mudaharaad ka bilaabay xaafadaasi, waxaanay xidheen wadooyinka xaafadaas gala oo dhan.
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 27, 2008 by weriye1
“Mudane guddoomiye, waxaanu kaaga mahadcelinaynaa hawsha culus ee aad isu xilqaantay, waxaanu rajaynaynaa in hawshaas illaahay kuu fududeeyo. Waxaanu kuu balan qaadaynaa si niyad sami ah in aanu gacan kuugu siino sidii hawshaasu ugu dhammaan lahayd sida danta umaddu ku jirto”.
Hargeysa(sl.no) 27 Apr.2008 – Toddoba Wasiir oo ah ragga uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 26, 2008 by weriye1
Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka madaxtooyada ayaa waxa uu dhignaa sidan.
Aniga oo tix-raacaya hadalkii ay jaraa’idka qaarkood ku qoreen Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland , laguna baahiyay Baraha Internetka qaarkood , kuwaasi oo ay ugu baaqeen Shacbiga Somaliland in aanay Cashuurta Bixin.
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 25, 2008 by weriye1
Oslo(sl.no) 25, apr. 2008 – Xisbiga SV (Socialist Left Party) oo ka mid ah saddexda xisbi ee haya talada dalka Norway ayaa maalintii shalay la qaatay kulan hawleed wakiilka Somaliland iyo xubno ka socday qeybaha isku haya Somaliya. Kulan howleedkaa oo ujeedadiisu ahayd bal in xisbigu macluumaad sugan ka helo xaalada uu ku sugan yahay [...]
Filed under: Norge, Norway, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 25, 2008 by weriye1
Oslo(SL.NO) – Waxa la ogeysiinayaa xubnaha iyo taageereyaasha Xisbi Qaranka Kulmiye in Laanta Kulmiye ee Norway qabanayso shirweyne, maalinta khamiista ah ee bisha May kowda tahay- 01.05.08, saacadda afarta galabnimo (kl 16:00).
Shirku wuxuu ka dhacayaa Anker Hotel, Storgata 55, Oslo.
Waxa shirka lagu soo qaadi doonaa dib u habayn iyo abaabulka laanta Kulmiye ee Norway, xoojinta [...]
Filed under: Norge, Norway | Leave a Comment »
Posted on April 25, 2008 by weriye1
Hargeysa(SL.NO)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay qiratay masuuliyadda go,aanka shirkada TOTAL ku kordhisay qiimaha shidaalka
Sidaana waxa daboolka ka qaaday Wasiirka Ganacsiga, oo shalay xafiiskiisa ugu waramayey qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga ah.
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 22, 2008 by Weriye2
Wariyah UHWA: Ismail A.Muxumed
-Ururka UHWA wuxuu gacanta ku hayaa 11 Dugsi oo ku yaala degmada Allaybaday ee Gobolka Hargeisa. Sannadkii 2005 wuxuu ugu deeqday waxbarashada Degmada lacag dhan $ 7,000 oo dollar, Sannadkii 2006 kii lacag dhan $ 15 625 oo dollar. Sannadkii 2007 lacag dhan $ 38,615 oo dollar, waxa kale oo dhisay 4 [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on April 22, 2008 by weriye1
Waa sheeko dhab ah oo ku dhacday Qoraaga sheekada oo ah
C/laahi Axmed Caarshe
Qormadii Sideedaad……………
Markii ay Aamina heesataa quruxda badan ee ay ugu soo dhowaysey ii soo bandhigtay, ayaan kula aftamay Aamina hadalkan “walaal Aamina waxad noqotay fannaanad, aniga uun baad ila yaabayde adna ma lagu haleelay” Aamina oo aad u qoyslaysa ayaa igu tidhi “walaal [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on April 22, 2008 by weriye1
“Inta dhaliisha ayaan ka mid ahay haddii xukuumaddu dhaliil leedahay, xitaa mucaaradku sooma uu bandhigin siyaasad ay dadka ku hoggaaminayaan”
Xildh. Maxmed Nuur Caraale ” Duur”
Hargeysa (SL.NO) 21 Apr. 2008 – Xildhibaan Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ka mid ahaa xubnihii Golaha Wakiillada Somaliland ee booqashada dhawaan ku tagay cariga Ingiriiska iyo dalal
kale oo ka tirsan [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 20, 2008 by Abdirisak Fadal
“Gabadha yari way soo baxsatay, haraad ayaana dilay, Aabeheed oo soo qaadayna meel dhexe ayuu ku dhacay.”
Gudoomiyaha Degmada Duruqsi
Hargeysa (sl.no)- Laba ruux oo is-dhalay, ayaa la sheegay inay harraad ugu dhinteen Degmeda Durukhsi, oo ka tirsan Gobolka Togdheer, isla markaana ka mid ah degaamada sida ba’an abaaraha iyo biyo la’aantu u saamaysay.
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 19, 2008 by Abdirisak Fadal
Hargeysa 19Apr. 2008 – Taan iyo intii golaha gurtida Somaliland ay mudo sanad ah ugu dareen xilka madaxaweynaha Somaliland,waxaa ka dhashey qas siyaasadeed oo soo wajahay Somaliland,hadaba Warbixintan ayaa waxaan ku eegeyna sida ay guud ahaan arintani saameyn ugu yeelan karto Qadiyada dhinac walba leh ee Dalka Somaliland,Sida la wada ogsoonayahay Murankan siyaadeed ee sadex [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on April 17, 2008 by Abdirisak Fadal
“Saxaafadda wax ku oolka ahi waxay sawirtaa eel qarsoon iyo lama aragta kowda ah. Waa jeedal qac kulul oo ka qaylisiiya layliga biyaha kashiisa ku jira ka didaya. Arrin kasta oo saxaafaddu soo bandhigayso waxay u soo bandhigtaa hab iyo hanaan, hubsiino, miyir iyo miisaan ku dheehan yahay. Waxay soo bandhigtaa wakhtiga ku habboon. Waxay [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 17, 2008 by Abdirisak Fadal
Ma dhabaa M/weyne Rayaale wuu ka tanaasulayaa Muda kordhinta?
Kulan maanta ay yeelanayaan wakiilladii sadexda xisbi u saxeexay heshiiska wakhtiga doorashada
Hargeysa (Ogaal) – Wakiillada sadexda Xisbi u saxeexay heshiiska Wakhtiga qabashada doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta codbixiyaasha ee Komishanka iyo Axsaabtu isla gaadhay ayaa lagu wadaa maanta inay mar kale kulan isugu yimaadaan. Ka dib markii uu dhicisoobay [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 17, 2008 by Abdirisak Fadal
Waa sheeko dhab ah oo ku dhacday Qoraaga sheekada oo ah C/laahi Axmed Caarshe
Qormadii Todobaad……………
sababta inoo suura-gelisey is araggeena ii sheeg walaal? Aamina oo ay ka muuqado farxad iyo qosol googoosa ayaa igu tidhi “walaal C/laahiyow haddii aad ogaan lahayd sida aan kuu jecelahay marnaba niyadda ma aad geliseen Aamina ay kuu iman weydey, haddii [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on April 17, 2008 by Abdirisak Fadal
Allaybaday(sl.no), 17Apr. 2008 – Waxa aan waraysi kala yeeshay xaalada iskuulka Diini-Goobe Maamulaha xiligan ee iskuulkaa kaasi oo aan ka waraystay xaalada waxbarasho ee iskuulkaa iyo horumarka uu ku talaabsaday iskuulkaasi, waraysigaasina waxa uu u dhacay sedan:
1.S. Maamule waxa aad ka warantaa xaalada iskuulka Diini-Goobaale sida ay tahay xiligani?
J. Runtii iskuulka xaaladiisu aad ayay [...]
Filed under: Somaliland, Warka | Leave a Comment »
Posted on April 15, 2008 by Abdirisak Fadal
TV-iiga caalamiga ah ee cusub ee RAAD, ayaa labo todobaad kadib si toos ah hawada u soo gali doona ayaa uu soo kala galyaa laba xili oo isku dhow oo aan sidaasi u sii kala fogayn, markaa hadaad joogto wadamada hoos ku xusan waxa aad Raad Intarnational TV, aad ka eegan kartaa ama ka daawan [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on April 15, 2008 by Abdirisak Fadal
Offshore staff
ASKER, Norway — TGS-NOPEC Geophysical has completed acquisition of two new multi-client programs in Somaliland. Offshore, TGS has acquired approximately 5,100 km (3,169 mi) of 2D seismic, gravity, and magnetic data covering both shallow and deepwater areas. Processing and interpretation of the data should be available to clients by 3Q 2008.
The Somaliland government [...]
Filed under: Norway, Somaliland | Leave a Comment »
Posted on April 14, 2008 by Abdirisak Fadal
Xildhibaan Yuusuf M. Cabdi “Tuke”
Oslo(sl.no), 14Apr.2008 – Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cabdi “Tuke” oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada JSL kana soo baxay xisbiga kulmiye, isla markaana ka mid ahaa xildhibaanadii hawsha shaqo ku yimi Boqortooyada Ingiriiska. Ayaa wuxu jaaliyadda SL ee Oslo shir kula yeeshay xarunta jaaliyadda12/04/08. Haddaba waxa maanta14/04/08 wareysi khaas ah la yeeshay [...]
Filed under: Norge, Norway | Tagged: Add new tag | Leave a Comment »