SAFAARADDA MARAYKANKA EE YAMAN OO DADKA JAADKA CUNA U DIIDDAY VIISAHA DAL KU GALKA MAREYKANKA

Oslo(sl.no) 31 march, 2008 – Safaaradda maraeeykanka ee Yaman ayaa sheegtay inaanay viiso siinayn dadka cuna Jaadka, waana in qofka dalbanaya viisada aan hubinnaa bay yiraahdeen in jaadka cunistiisa ay ugu danbeeysay ugu yaraan 3 sanno ka hor oo dhiig laga qaado, wuxuuna qaraarkani quseeyaa baa la yiri dadka doonaya visada loo yaqaan “immigrant visa” [...]

Axmed M. Siilaanyo oo 5 sanno oo kale la doortay

Shirweynihii Labaad ee Xisbiga Kulmiye oo galay maalintiisii 3-aad ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee Xisbiga hogaamin doono Shanta Sano ee soo socoota.

Daawo muuqaalka shirweynaha KULMIYE

Muuqaalka ergooyinka gudaha hoolka shirka KULMIYE.

Shirweynihii 2aad ee Kulmiye oo Hargeysa ka socda weli

Shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad si habsami ah uga socda Ambasaador Hotel ee Magaalada Hargeysa.
Shirweynahan oo socon doona muddo Saddex maalmood ah waxa warbixino ka jeediyey Masuuliyiin ka socda Lixda Gobol ee dalka iyo xubno ka socday qurbe-jooga xisbiga Kulmiye.
Waxana ugu horreyn halkaasi warbixin dheer ka akhriyey Dr. Cabdi Aw- Daahir oo [...]

Buug taariikhda Norway ku saabsan

”Taariikhda Norway 1814-1920” waa xirmo casharro loogu tala galay ardayda dugsiga dhexe dhigata oo ku waxbarta labada luqo norweejiga iyo afkooda hooyo. Xirmadan waxaa kaloo loo isticmaali kara waxbarashada dadka waaweyn, dadka hadda dhow dalka doolaal ku yimidna waxay u noqon karta xogwarran ay ku ogaalgalaan.
Ardayda waxay fursad u helaan inay casharada afkooda hooyo ku [...]

Sideebaa loogu noolaan karaa cudurka macaanka?

Cudurkani wuxuu ka
midyahay cudurrada aad u
baahsan casrigan aan
joogno marka loo eego.
Dad badan baa cudurkan
uu haleelay, in badanna
halis bey u yihiin in uu
haleelo.
 

Faa’iidooyinka wada shaqeynta waalidka iyo iskuulka

Waa muhiim in waalidiintu tegaan shirarka gaarka
ah ee ay macallimiinta la leeyihiin, shirarka loo dhanyahay
ee waalidiintu iskugu yimaadaan iyo dhaqdhaqaaqyada
kale ee dugsyada ka dhaca.
Waaya`aragnimadu waxay inna tusaysaa in marka
waalidiintu dugsiyada lug ku leeyihiin, midhahani
dhalanayaan:

MAXAA DHACAYA HADII AAN KIRADA KU BIXIN WAAYO WAKHTIGEEDA?

Qofka guriga kaa kireeyay
wuxu ku waydiisan Lacag
dheeraad ah oo kirada ku
biiraysa.
Kuwo qaarkood intey canshuur ku saartaan
ayey weliba waxay kuu diraayaan innkasso.
Hadii aad intaas ka dib lacagta
bixin weydid ijaaraha guriga
waxaa uu ka codsanaayaa Namsmannen
(waa xafiiska fulinaya in guriga lagaa saaro)
in guriga lagaa saaro.

Maxaad ka taqaan Oslo University College (OUC)?

   Start of school year

Waxay gaadhay xiligii waxbarashadda la dalban jiray, sidaa daraadeed waxaanu idiin soo gudbin doonaa warbixin ku saabsan Oslo University College oo ah goobta labaad ee ugu ardayda tacliinta sare dhigata ee dalku wax ka dhigtaan.
Warbixinta hoos ku qoran iyo ta kale ee aad ka heli doontid bogga jaamacadda ayaa ah mid [...]

Waa maxey fiitamiin D?

Fiitamiin D waa fiitamiin aad muhiim ugu ah lafaheena
jidhka iyo ilkaha. Fiitamiinadu waa waxyaalo jidhku u
baahanyahey si uu caadi ugu shaqeeyo. Fiitamiinada
kala duwan waxey jidhkeena u leeyihiin muhiimado kala
duwan- inkasta oo eynu wax aad u yar uga baahanahey.
Cuntada laga helo fiitamiin D:
Fiitamiin D waxa laga helaa kalluumadda baruurta badan
leh sida laks, ørret, makarell iyo sild [...]

CUDUR-DAAR JACEYL “Qaybtii saddexaad”

Qormadii saddexaad……………………………
Qoraaga sheekadu waa C/laahi Axmed Caarshe
Inta aan waxbarasha joogo mooyaane inta kale marna waxbaan akhistaa marna xaafadda ayaan u shaqeeyaa, xataa suuqa matago oo waan kabaqaaba haddii aan cidi ila socon, waxbarashada marka aan tegayo waxanu isu raacnaa labo hablood oo aanu saaxiibo nahay isku xaafaddana nahay” runtii Aamina si fiican [...]

Ninkii loo haystay argagaxisadda oo beri la keeni doono maxkamadda

Boliska Norway ayaa wada qorshe ey afar isbuuc oo horleh xabsiga ugu sii haynayaan muwaadinkii Somaliga ahaa ee dhawaan lagu eedeeyay falka argagixiso kaasoo bolisku sheegeen inuu lacago ku taageeray kooxda Al-Shabaab ee iminka Mareykanku ku daray liiska argagixisada kana dagaalama gudaha Somaliya.
Sideed iyo soddon jirkan somaliga ah ayaa lagu wadaa in maalinka jimcaha ah [...]

Obama iyo Bush oo ilmo-abti ah

 
Cilmi-baadhayaal ka tirsan xarunta New England Historic Genealogical Society ayaa waxaa ay soo ogaadeen qoysaska ay ka soo jeedaan saddexda u tartamaya jagadda M/weynaha ee Maraykanka. Saddexdaas oo kala ah Obama, Clinton iyo MacCain.
Clinton ayaa asal ahaan xaga hooyo ka soo jeeda qoys Faransiis-kanadiaan ah. Waxaana ay ilmo abti iskugu toosanyihiin dumarka heesa ee [...]

- Cali Faarax waa la cunsiriyadeeyey

Oslo (www.somaliland.no) Sidaa waxaa sheegay Likestillings- og diskrimineringsombudet, oo maanta soo bandhigay natiijo ku saabsan baadhitaan ay sameeyeen.
Waxaa baadhitaankan lagu soo gabogabeeyey in nimankii waday gaadhiga ambulaanska ahi ay u dhaqmeen si cunsiriyadi ku jirto kadib markii ay ka tageen Cali Xaaji Maxamed Faarax oo dhaawac aad u weyni ka soo gaadhay maskaxda kadib markii [...]

BUDHCAD BAABUUR AFDUUBTAY OO LAGU QABTAY DEEGAANKA HARTA SHEEKHA EE KILILKA SHANAAD EE ITOBIYA

Hargeisa(sl.no), 27march 2008 – Budhcad baabuur ka soo afduubtay magaalada Hargaysa afar habeen ka hor ayaa lagu qabtay deegaanka magaalada Harta Sheekha ee KILILKA Shanaad ee Itobiya, hadaba nimankan budhcada ahaa ayaa qabashadooda ka hawl galeen Ciidamada Booliska Degmada ALLaybaday oo ay horkacayeen Giddoomiyaha iyo Taliyaha Degmada Allaybaday ayaa waxay [...]

117 QOF REER SL-AH OO KU XIDHAN XABSIYADA DALKA LIIBIYA IYO BUDHCAD BADEED LAGU QABTAY WAJAALE “Wargeyska Geeska Afrika”

Hargeysa(sl.no),26 march – 117 qof oo reer Somaliland ah ayaa ku xidhan xabsi lagu magacaabo Saawiya oo ku yaala caasimadda wadanka Liibiya ee Tiriboli.
Dadkaas oo saddex bilood ka hor galay wadanka Liibiya, waxa laga qab qabtay meelo kala duwan oo wadankaas ka tirsan, waxaana la isugu geeyay xabsi ku yaala caasimadda [...]

AGAASIMAHA MACDANTA & BIYAHA OO KA WARAMAY HAWLAHA SAHAMINTA AH EE AY SHIRKADA TGS KA WADO DALKA IYO BOOQASHO WASIIRKA MACDANTU KU TAGI DOONO MAREYKANKA

Hargeysa, March 26, 2008 (sl.no) – “Wasiirka waxa casuuntay shirkada TGS-Nopec si uu uga qayb galo shirka caalamiga ah ee shirkadaha saliidu iskugu imanayaan magaalada Houston” Sidaa waxa yidhi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Somaliland, Axmed Ibraahim Suldaan oo shalay xafiiskiisa ugu waramayay Haatuf.
Agaasimaha oo waraysi khaas ah siiyay Wargeyska Haatuf, [...]

SHEEKADII TAXANAHA AHAYD EE CUDUR-DAAR JACEYL

C/laahi Axmed Caarshe
Qeybtii labaad…………….
Qoraaga sheekadu waa C/laahi Axmed Caarshe
Hadalada wanaagsan ee aad igu tidhi iyo sida fiican ee aad iigu caqli celisey” intaa markii aan ku idhi iskana qiiraysiiyay aniga oo u muujinaya sida aan uga xumahay is faham la’aanta na dhexmartay, ayaa ay iyana igu tidhi “walaal qofkasta oo bini aadani [...]

WAXAY IILA MUUQATAA XUKUUMAD DADKEEDA XAQIREYSA OO DAMIIRKOODA MEEL KAGA DHACAYSA

“Waxaan eegay gobolladiii hore u jiray iyo xaaladdii ay ku sugnaayeen, waxa ii muuqatay Hargeysa burburkii waddooyinka iyo biyo la’aanta ka taagan, waxa ii muuqatay Boorama oo garan wayday waxa Daahir ku biirshay, waxa ii muuqatay Berbera oo laga guuray, waxa ii muuqatay Burco oo lacagtii giimbaarta barkanaysa oo aan laga beddelin…………”
Xildhibaan Duur

Qiso Jaceyl oo dhab ah “CUDUR-DAAR JACEYL” Qisadani waxay dhab ugu dhacday qoraaga sheekada

Sheekadani waa qiso jaceyl oo dhab ah. Somaliland.no waxay idiinku soo gudbin doontaa si taxane ah. Qoraaga sheekadu waa C/laahi Axmed Caarshe (daauus70@hotmail.com) .
Qormadii Koowaad:
HORDHAC
Maxaa dayr cad geel hallaaboo
Dib jiray uu cunay dugaagooa
Ninkii lahaa daydayaa
Maxay dantu ciishay wiiloo
Dulqaad iyo deeq lahaayoo
Dadkuna doqon moodayaan
Adigoo degganaa abaar
Mar baa dirir kuu da’ayoo
Daruuruhu kuu curtaan [...]

MASAAJIDKII 334-AAD OO LAGA FURAY HARGEYSA

Hargeysa (sl.no) 24march- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, ayaa shalay Masaajid cusub oo laga dhisay Xaafada Jig-jigayar ee Magaalada Hargeysa xadhiga ka jaray. Masaajidkan shalay furmay oo ah kii 334aad ee ay yeelato Hargeysi, ayaa loo bixiyay Masjidul Cumar Cismaan, isla markaana waxa maal-galiyay Cabdi-casiis Cumar Cismaan, oo ah [...]

Soomaali lagu dilay magaaladda Oslo

Xaafadda dilku ka dhacay
Oslo(www.somaliland.no)Wiil soomaali ah oo da’diisa lagu sheegay ilaa iyo 20 jir ayaa waxaa xalay lagu toogtay oo lagu diilay magaaladda Oslo. Wiilkan ayaa waxaa la socday innamo kale oo soomaali ah. Waxaana la daydayayaa dad ka mid ah kuwa loo tuhunsanyahay dilkan. Ilaa iyo imika waaxaa booliska iska soo diwaangeliyey laba ka [...]

WARARKII WARGEYSKA OGAAL CADADKIISII MAANTA OO AXAD AH 23.03.08

“Hogaamiyaha maamul goboleedka Puntland Cade Muuse ayaa sheegay in aanu ogolayn in maamulkiisu hoos tago maamulka Cabdilaahi Yuusuf”
“M/weyne Rayaale oo si rasmi ah u magacaabay 6 Gobol iyo 14 Degmo oo cusub iyo Jawaabaha laga bixiyay”

MADAXWEYNE D. RAYALE KAHIN OO MAANTA MAGACAABAY LIX GOBOL IYO 14-DEGMO

Hargeysa(sl.no), 22 march – Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta soo saaray Lix Xeer Madaxweyne , oo uu Lix gobol oo Cusub ugu magacaabay dalka Jamhuuriyada Somaliland iyo 14 Degmo oo cusub.
Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL ayaa u qornaa sidan:

Welcome to Guangzhou China

A Letter from Mahad Turbashaash
Trip to Guangzhou
Several years , I was living still live in Oslo which is called the center of the Norway. I didn’t know anything about the place I would visit called Guangzhou. So I didn’t know the many advantages of Guangzhou. On the map published in the western [...]