
Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Xaaskiisa
Yuusuf Maxamed X. Haaruun iyo Xaaskiisa
Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Xaaskiisa
Cabdiqaadir Mahdi Xaashi iyo Xaaskiisa
Baashe Maxamed Muuse
Jamaal Mahdi Xaashi iyo Xaaskiisa
Maxamed Cumar (Togsooma)
Maxamed Jibriil Qoorgaab iyo Xaaskiisa
Ibraahin Daroor Cabdi iyo Xaaskiisa
Axmed Cismaan Cabdi Goole
Siciid Cismaan Gaboose
Baashe Maxamuud Jaamac Bari iyo Xaaskiisa
Cali Jibriil Qoorgaab iyo Xaaskiisa
Cabdalle Daahir Xasan iyo Xaaskiisa
Dadkaa oo dhamaantood Joogga Magaalada Oslo ee Dalka Norway waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudanaha iyo Marwada Cabdiraxiim Cali Xaashi iyo Rooda Ibraahim Aw-Nuur oo Arooskoodu Xalay(02.02.08) ka dhacay Magaalada Oslo.
Waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela.
Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano
Filed under: Norge























