Waxan Rajeynayaa in Boolisku aanu Imikana Si Khaldan Wax u Qaban

Wareysi Jariidada VG-gu la yeelatay Xamse Maxamed:
waxan aad uga wer-wersan kala qeybsanaan iyo kala fogaan soo kala dhexgasha dadka noorweejiga ah iyo dadka soomaalida ah. Wuxu yidhi waxa muhiim ah in la xusuusnaado in tuhunka lagu koobo shakhsi. Laakiin aan lagu shaabadeyn in Soomaalida iyo Muslimkuba Argagixiso yihiin.” [...]

Dawlada Sucuudiga Oo Ka Fikiraysa In Ay Caawimada Somaaliya Sii Mariso Somaliland

Somaliland.no(Jeddah) – Intii dhagaysanaysay xalay fiidkii warkii ka baxay Radio yowga caalamiga ah ee ay leedahay dawladda boqortooyada Sucuudi Arabia lana yidhaahdo”Idaacatul-Qur’aanil Kariim” ayaa waxaa ka mid ahaa qodob ku saabsan, baaq qaylo dhaan abaaraha la soo darsay Jamhuuriyadda Somaliland”waa sida uu warku u baxayaye” iyo roob-doon iyo alle bari uu ku [...]

SADDEX QOF OO SOMALI AH OO SAAKA BOOLISKA SIRDOONKA NORWAY U QAB-QABTEEN TUHUN AH INAY MAALGELIYAAN ARGAGAXISADA

“Xaalada Magaalada Oslo ayaa maanta aad u kacsan. Arimahani waxay dadka Somalida ah xusuusinayaan qab-qabashadii shaqaalihii Xawaaladii Albarakaat muddo shawr sanno hadda laga jooggo”
Oslo(SL.no) 28. Feb – Saaka subaxnimadii waxa Oslo lagu qab-qabtay 3 nin oo somali ah. Raggaas oo lagu tuhmay inay dhaqaalaha ka taageeraan waxay ugu yeedheen argagixisada wadanka dibadiisa ka [...]

SHEEKO XIISO BADAN OO KA WARAMEYSA DHIBKA JAADKA

Hargeysa(sl.no) – Ma yaqaano Luqada shaxaadka ee lagu baadho Jeebabka dadka kale, Jaadkuna wali xadka xishoodka kama saarin, welina waa sii nool xididkii qajilaada,Sheeko Xiiso badan oo ka waramaysa dhibaatada Jaadka
Wuxuu ahaa oday reer magaal ah oo kaftan dhaadhiya. afadiisu waxay iibisaa jaadka, si masaariifta qoyska u dabarto. waayo, ma jirto il-kale oo [...]

LABA NIN OO U KALA DHASHAY KANADA IYO JAPAN OO DUNIDA BAASKIIL KU MARAYA OO HARGEYSA SOO GAADHAY

Hargeysa(sl.no)-  Mr. Daisuke Nakanishi oo u dhashay wadanka Japan iyo Mr. John Martin Graham oo u dhashay wadanka Kanada oo ah
laba nin oo muddo sannado ah dunida Baaskeel ku marayay ayaa shalay soo gaadhay magaalada Hargeysa ee
caasimadda Somaliland.

Gudida Doorashooyinka Somaliland oo maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood.

Laascaanood(sl.no)- Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool gudidada doorashooyinka Somaliland gudidan oo soo martay Gobollada kale ee Somaliland ayaa waxa ay maanta saacadu markay ahayd 12:00 duhurnimo waxa ay soo gashay Laascaanood.
Gudidan ayaa waxa ay soo martay magaalooyinka Gobolada Togdheer iyo Sanaag iyadoo hadda magaalada Laascaanood kaga timi dhanka [...]

Shir Jaraa,id oo uu Qabtay Madaxweyne Kuxigeenka JSL Kuna Soo Bandhigay Qaylo dhaan Abaareed

Hargeisa(sl.no)-Gobalada Bariga Somaliland ee ay ka mid yihiin Togdheer, Sanaag, iyo Sool ayaa waayahan dambe laga soo sheegayay inay abaara ba’abi saameyeen dadka iyo duunyada jiidahaasi ku nool.
Xaalada abaartaasi ayaa la sheegayaa inay ugu darantahay biyo la’aan baahsan oo ka jirta meelo badan oo dalka ka mid ah oo ay ugu sii daran yihiin Gobolada [...]

Sheekadu macawis ka weyn

Obama oo cumaamadaysan
Tartankii ka dhaxeeyey Obama iyo Clinton ayaa imika adkaanaya. Waxaanad moodaa in uu gaadhey mid aad u heer kulul kadib markii la soo daabacay sawir laga qaaday isaga oo dhar soomaali ku labisan. Sawirkan ayaa laga qaaday 2006 mar uu booqday magaaladda wajeer. Sawirkan ayaa waxaa la soo baandhigay iyadda oo ay todobaad [...]

DJibuuti: Hayaanka Higsiga Horumarka

Hargeysa(sl.no)- Waa Jamhuuriyad waqtigan u eg mid dad badan kulmisay, soo jiidashada waxtar iyo qaneecaadka wax gashiga ayaa u muuqata ciyaar si fiican u dheelayaan. Isla-markaana ay ku hanteen barnaamijyo horumarineed oo qruxiyay Muraayadooda, dhaqaale shaqo, waxbarasho iyo guud ahaanba adeegyada aasaaska u ah nolosha guud..
Haddii aad haysato ama aad leedahay dhul khayraadkiisu badan yahay, [...]

Ciidan iyo Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland oo gaadhay Badhan

Ceerigaabo(sl.no) Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland mudane, Cali Maxamed Qoorseef oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha iyo ciidamada Qaranka ayaa xalay saqdii dhexe si nabad gelyo ah ku Gaadhay Magaalada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag.
Sida uu ku soo waramay Weriyaha Ogaal ee Gobolka Sanaag Cabdilaahi Xuseen Darwiish galabnimadii Jimcaha ayuu [...]

Badhan oo Xalay Ganata u Gashay Somaliland

Ceerigaabo(sl.no) War deg deg nagu soo gaarey ayaa waxa uu tibaaxayaa in caawa magaalada Badhan ee xarunta Beesha Warsangeli ay gacanta u gashey Maamulka Somaliland iyadoo dhamaan dadweynaha ku dhaqan magaalada Badhan ay kedis ku noqtey qabsashada Magaalada.
Ciidamada Somaliland oo ku hubeysan baabuurta gaashaaman oo gelbinayaan 3 nin oo u dhashey beesha [...]

Wararkii Wargeyska Ogaal Cadadkiisii Maanta oo Axad ah 24.02.08

Hirdanka siyaasadeed iyo hawlaha shirweynaha Xisbiga Kulmiye halkay marayaan?
Hargeysa (Ogaal) – Gudoomiyaha Gudiga qaban qaabada shirweynaha xisbiga Kulmiye Axmed Muxumed Madar ayaa sheegay inaanay jirin wax khilaaf ah oo ka taagan qabashada shirweynaha xisbiga Kulmiye oo la mudeeyay dhawaan, Islamarkaana waxa uu ku dooday in dadka ay iskaga khaldantahay dhaqanka dimuquraadiyada iyo khilaafaadku.
Gudoomiyaha gudiga qaban [...]

Gobolka Sanaag oo xaalad dagaal ku jira Caawa iyo ciidamo is hor fariistey iyo weliba qeylo dhaan

Hadaaftimo(SL.NO):- Ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka Sanaag ayaa isku hor fadhiya caawa goob u dhow Degmada Hadaaftimo iyadoo ay xabadu dhici karto daqiiqad kasta iyadoo ay taasi dheer tahay in labada ciidanba ay aad u hubeysan yihiin.
Goobta la isku horfadhiyo ayaa waxaa lagu magcaabaa Kal-Gubataale oo dhinaca Galbeed ka xigta Degmada Hadaaftimo [...]

Wararkii Wargeyska Ogaal Cadadkiisii Maanta oo Sabti ah 23.02.08

Gobolka Sanaag waa gobolka ugu balaadhan gobolada Jamhuuriyada Somaliland, waana gobolka ugu xeebta dheer gobolada dalka, isla markaana leh
Wasiirka Deegaanka oo ka hadlay Ugaadhsato Carbeed oo dalka laga saaray
“Sharciga yaalaa waxa weeye, Haddii Ugaadhsato meel tagto oo ay ku horayso, kuwo kale inay ka daba tagaan ma ogolin,”
“Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenku dalka iyagaa [...]

WARGEYSKA GEESKA AFRIKA OO WARAYSI UU ARIMO BADAN KAGA HADLAYO LA YEESHAY ISMAACIIL BUUBAA

“Safarkii Jendayi Frazer ee Hargeysa wuxuu ahaa mid tusaalaynaya siyaasad cusub oo ay dawladda Maraykanku ka damacsantahay inay mandaqadda ka fuliso gaar ahaan ” I.H.Buubaa
Jiddah(Geeska)- Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda dawladda Imbigaati Md. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa markii u horaysay si rasmi ah uga hadlay warar muddooyinkii u dambeeyay si weyn u soo shaac [...]

Xaabsade oo safar ugu kicitimay magaalada Hargeysa maanta oo jimce ah.

Laascaanood(sl.no)-Waxaa maanta ka anbabaxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Siyaasiga Gobolada SSC ee ku sugnaa mudooyinkii u danbeeyay magaalada Laascaanood oo uu u joogay hawlo shaqo oo ku saabsan sidii xaalada nabad galyo caadi u noqon lahayd. Xaabsade ayaa saaka saacadu markay ahayd 10:30 subaxnimo uu u kicitay xarunta maamulka Somaliland ee [...]

ALLAYBADAY IYO XAALADDA JIILAALKA

Weriyaha Allaybaday Ismail “Hilqad”

Magaalada Allaybaday oo ahayd magaalo hodan ku ah xaga biyaha ayaa hadda waxa ku soo fool leh biyo xumo taasi oo ka dhalatay, markii sanadkii aan soo dhaafnay ay wax yeelo kazoo gaadhay roobab waawayn oo ka da’ay deegaankaasi Allaybaday,kuwaasi oo waxyeeleeyay dhaamamkii waawaynaa ee ay reer [...]

Serbia oo safiirkeedii Norway ka qaadatay

Oslo (somaliland.no) Iyadda oo ay ugu wacantahay cadho ay ka cadhoodeen ictiraafka ay Norway shalay ictiraaftay Kosovo ayaa waxaa ay maanta go’aan ku gaadheen in ay u yeedhaan safiirkii u fadhiyey magaaladda Oslo. Serbia ayaa arintan oo kale ka sameysay wadamada Maraykanka, Faransiiska iyo Jarmalka.
Arintan ictiraafka ayaa waxa kale oo ay ka cadhaysiisay [...]

Disse innvandrerne får ikke jobb

Mens hver femte somalier står uten en jobb, så fins det knapt en arbeidsledig tsjekker i Norge.
Av Arild J. Waagbø

Hva er det med somalierne?

kristin Engh
Forsker
Katrine Fangen er sosiolog og postdoktor ved Institutt for sosiologi og samfunnsgeografi ved Universitetet i Oslo. Hun har forsket på somaliere i Norge siden 2003. Tidligere har hun undersøkt norske nynazistmiljøer.
Somaliere i Norge
* I januar 2007 var det 19656 somaliere i Norge (inkludert barn født i Norge av [...]

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaca Ka Qaaday in Diiwaan Galintii Codbixiyayaasha Xafiisyadii Gobolada ay maanta Furayaan.

Hargeysa (somaliland.no) – Gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in laba kooxood oo ka mid ah Koomiishanka qaranku, u ambabixi doonaan maanta dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka si ay u soo furan xarumihii gudiga doorashooyinka ee heer gobol ilaa heer degmo.

wararkii wargeyska Ogaal cadadkiisii maanta oo Khamiis ah 21.02.08

“Jidadka Hargeysa laydhadh baa lagu xardhay, halka (Somaliya) boqolaal gaadhi lagaga rakibayay qoryo”
“Beesha caalamka ee arrintooda ka tukubaya, waxa u raacay Afrikaanka oo aan ku faraxsanayn horumarkooda (Somaliland)!”
Maxay Kosova kaga mudnaadeen gobollo badan oo aqoonsi raadis ah?

Somaliland President delighted with his first visit to the Arab world

ABU DHABI, 21 Feb. 2008–Somaliland President Dahir Rayale Kahin and his delegation left here early Thursday after a successful 5-day unofficial visit to the United Arab Emirates at the invitation of Sheikh Hamdan bin Zayed Al Nahyan, UAE Deputy Prime Minister and President of the UAE Red Crescent Society (RCS). They were expected [...]

Norway oo dhawaan aqoonsan doonta Kosovo

Waxaan idin ogaysiinayaa inay Norway u aqoonsan doonto Kosovo dal madax banaan, Sidaas waxaa sheegay wasiirka arimaha dibade ee Norway Jonas Gahr Støre.
Wasiirka isagoo hadalkiisii sii wata waxaa uu qoray sidan;
-Waxanu u aragnaa inaanay ka fursanay in Kosovo loo aqoonsado dal madax banaan. Madaxbanaanida Kosovo waxaa ku xidhan wadanka horumarkiisa dhaqaale iyo kan siyaasadedba. [...]

Wakiilka Jamhuuriyada Somaliland Ufadhiya dalka Kenya Iyo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Dalka Maraykanka Condoleeza Rice oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Nairobi

Nairobi (somaliland.no) Wakiilka Jamhuuriyada Somaliland ufadhiya Dalka Kenya Mudane Maxamed Nuur Ahmed (Indhabuur) iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka gabadha la yiraahdo Condoleeza Rice ayaa yeeshay shir ay arimo badan Quseeya oo ay sigaar ah labada Masuul uwada yesheen kadib Booqashadii Wasiirada Arimaha Dibada ee Maraykanka ay ku timid Dalka Kenya Gaar ahaan Caasimada [...]