Posted on January 31, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo(somaliland.no)
“Somaliland faro-guudkood ayuun bay ka heshaa dhaqaalaha Afrikaanku kaga qaadaan Maraykanka dagaalka argagixisada”By Matt Mainen
Washington (Wahington Post/The Retriever Weekly/Ogaal) – Xukuumadda Maraykanka ayaa danaynaysa aqoonsi diblomaasiyadeed oo ay siiso Somaliland, sidaana waxa lagu sheegay maqaal uu baahiyay Wargeyska The Washington Post, oo ay ka xigteen shabakaddaha wararka caalamka qaarkood.
Filed under: Somaliland, Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 31, 2008 by Abdirisak Fadal
Hargeysa (somaliland.no)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta kormeer ka dis ah ku tagay xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland iyo Idaacada Radio Hargeysa.
Madaxweyne ku xigeenka, waxa halkaasi ku qaabilay madaxda wsaaradaasi, oo uu horkacayay Wasiirka warfaafinta Md Axmed X Daahir Cilmi, waxana labada masuul ay hadal halkaasi ay ka jeediyeen tafaasiil kaga bixiyeen [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 31, 2008 by weriye1
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyadda Sl ee Oslo in 03.02.08 uu ka dhici doono shir muhiim ah xarunta jaaliyadda, saacada shanta galabnimo. Shirkaa oo lagaga hadli doono arimaha jaaliyadda iyo baroordiiq loo sameyn doono Abwaan Xasan Sheekh Muumin.
Waxa lagu adkeynayaa xubnaha jaaliyaddu in ay ka soo qeyb galaan shirkaa, wakhtigana ilaaliyaan.
Guddida Jaaliyadda
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on January 31, 2008 by Abdirisak Fadal
Washington (somaliland.no)- Aqalka Congreska Maraykanka ayaa la filayaa in la soo hordhigo Mooshin ku saabsan sidii dawlada Maraykanka culays loogu saari lahaa in ay aqoonsato Somaliland.
Mooshin qabyo ah oo dhigaya in Congressku maamulka Madaxweyne Bush ka dalbado in uu Somaliland u aqoonsado dal madax banaan ayaa diyaarintiisa lagu guda jiraa, waxaana loo bandhigay xubno ka [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 31, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo(somaliland.no) Diyaarad ya (Jet) oo siday saraakiil milatari oo la sheegay inay ahaayeen Maraykan iyo ilaaladooda oo hubaysanaa ayaa barqadii shalay ka soo degtay madaarka Cigal Airport ee magaalada Hargeysa.
Diyaaradaas oo ahayd mid gaar ah, waxa la sheegay inay siday lix ruux oo qaar ka mid ahi siteen dirayska ciidamada iyo qoryaha fud-fudud qaarna siteen [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 31, 2008 by Abdirisak Fadal
(Oslo somaliland.no) 30 january Waxa saaka hiirtii waaberi ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaaladan Oslo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Danjiraha Somaliland u fadhiya dalkan Norway Maxamed Maxamuud Aaden “Liilan”.
Weftiga uu hogaaminayo danjiruhu waxay ka kooban yihiin wakiilo ka socda shirkadaha ugu tunka waaweyn dalkan Norway. Waftigan Danjiruhu hor kacayaa waa markii labaad ee ay [...]
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on January 30, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo(somaliland.no) Waxaa Xalay fiidkii weerar lagu qaaday xarunta Bisha Cas ee Magaalada laascaanood weerarkaas oo ay fuliyeen 4 nin oo ku hubaysan qoryaha AK-47 ka loo yaqaan.
Raga falkan gaystay ayaa ciidamada Booliiska ee Somaliland gacanta ku soo dhigeen saaka iyagoona hada ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada laascaanood waxayna sheegeen gudiga nabad gelyada [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 29, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo(somaliland.no) Weftiga somaliland waxa ay dedaal ugu jiraan in ajandayaasha Wasiirada ee
Addis Ababa:- Xarunta Ururka Midowga Afrika oo uu hadda shir uga socdo Wasiirada Arrimaha dibadda ee Afrika, ayaa shalay si weyn looga dareemay loolan diblomaasiyadeed oo u dhexeeya Dawladda Somaliland iyo Dawladda Imbigaati.
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 28, 2008 by Abdirisak Fadal
January 28, 2008
Oslo(somaliland.no)
Cusman Aden iyo Timo Cade ayaan ciddi ka noolayne
Aan camcamiyo anniguu I qabsaday caynka maansadu
Casiisow ajiib gabagan aan caawa tirinaayo
Riyo iyo hur ku curiyo caw aan jiibsaday
Cawo iyo in uu barako yahay Cawlow la arkeeye
Carabkiinna aamiinta culus duco ku caam yeela
Citiraaf u roob doonaa oo culimaday kaalay
Cishaa’iga habeen ilaa [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 28, 2008 by Abdirisak Fadal
January 28th, 2008 [News] |
Oslo(somaliland.no) Ciidamadii jiidda hore ee Puntland oo dib ugu jeestay, Islamarkaana qabsaday Garoowe
Garoowe (Ogaal/W.Wararka) – Ciidamo gadoodsan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka, Islamarkaana ka mid ah ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa shalay xoog ku qabsaday Bangigaga dhexe iyo qaybo badan oo ka mid ah magaalada Garowe.
Sida ay [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 28, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo(somaliland.no) Marka hore maaha markii ugu horeysay ee Cabdillaahi Yuusuf uu ku dhawaaqo inuu Somaliland soo weerari doono , isaga oo
Hargeysa:- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka soo yeedhay Horjoogaha Imbegati Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in uu Weerar ku soo qaadi doono Somaliland haddii ay ciidamadeeda kala bixi waydo Gobolka [...]
Filed under: Ukategorisert | 1 Comment »
Posted on January 27, 2008 by Abdirisak Fadal
Maydkamarxuumka
Originally uploaded by same_kab
Borama, 26 Jan. 2008–Hundreds of people have attended the funeral of Hassan Sheikh Mumin, the celebrated Somali playwright, who died in Oslo in the middle of January.
Present at the funeral were Somaliland Ministers, opposition leaders, poets, singers, prominent figures and thousands of people of Awdal and other Somalilanders who came from all [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by Abdirisak Fadal
Oslo(somalilnd.no) 27-Jan. 2008–Aaskii Marxuum Abwaan Xasan Sh.Muumin ayaa maanta si aad iyo aad u weyn uga dhacay magaalada Boorama, Marxuumka meydkiisa ayay keentay diyaarada Daalo oo ka soo qaaday wadanka Jabuuti 11.30 Aroornimo.
Filed under: Somaliland, Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by Abdirisak Fadal
”Guddigii waxay soo goysay in Muuse Biixi ka tanaasulo murashaxnimada, waanaanu uga….”
Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse)
Hargeysa (Ogaal) – Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerso) oo ka mid ah Guddiga fulinta Xisbiga Kulmiye ayaa sheegey in arrimo keeney inuu dib u dhaco shirweynaha 2-aad ee xisbiga Kulmiye oo ka jiray xisbiga gudihiisu ay wakhtigan gabo-gabo ku dhaw-yihiin. islamarkaana qabsoomidiisu [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by weriye1
Sida ay ilo xogogaali u sheegeen Geeska Afrika, waxa uu Madaxweyne Rayaale magaalada Addis Ababa u diray
Hargeysa:- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ka bilowday olole diblomaasiyadeed oo ay ku doonayso inay taageero ka hesho wadamada Midowga Afrika oo uu shirweyne uga furmayo magaaladaas Addis Ababa
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by Abdirisak Fadal
President Rayaale
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu caawa ku qaabilay qasriga Madaxtooyada Wefdi ka socda hay’adda qaabilsan Nabadaynta iyo hir gelinta Dimuqraadiyada ee magaceeda loo yaqaano (Inter Peace) oo booqasho sharaf ugu yimid Madaxweynaha.
hay’addaasi Inter Peace , waxa ay tahay ta loo igmaday in ay ka hir galiso Jamhuuriyada Somaliland doorashooyinka loogu tallo [...]
Filed under: Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by Abdirisak Fadal
posted by: Abdirisak Fadal
Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay qaban qaabadiisa ugu weyn lahaayeen taageerayaasha xisbiga UCID iyo jaaliyadda oslo, kuna saabsanaa xog-waran guud iyo isu diyaarinta doorashooyinka soo socda iyo waliba sidii taakuleyn loogu ururin lahaa Gobolada Sool iyo Sanaag Bari ayaa habeenimadii sabtidii ( 19.01.08) [...]
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by Abdirisak Fadal
Posted by: Abdirisak Isman Fadal
Waxa xalay iyo maanta (18/01/08) ka soo kala gegida diyaaradaha ee Oslo (Gardamoen), Gudd. Barlamaanka Jamhuuriyadda SL iyo Gudd. Xisbigga UCID, Muddane C/Raxmaan Max´ed C/laahi iyo Eng. Faysal Cali Waraabe.
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on January 27, 2008 by weriye1
Oslo (somaliland.no) Maalintii Axadii ee bisha koowaad ahayd 13-ka waxa Magaaladda Oslo ka dhacay shir ay ku kulmeen jaaliyadda Oslo iyo wasiirka Beeraha. Waxa hadalo uu wasiirka ku soo dhaweynayo ku furay Guddoomiyaha Jaaliyadda Xusseen Aadan Cadib. Intaa kadib Safiirka Somaliland ee Norway Mudane Maxamed Adan Liilan ayaa Hadalkii la wareegay soo dhaweynta wasiirka ka [...]
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on January 25, 2008 by Hamsa Mohamed
Somaliland er ikkje anerkjent som eigen stat av FN, men har ei regjering /ein administrasjon som styrer landet. Somaliland har iverksett demokratiske prosessar inkludert val. Landet opplever stor grad av stabilitet. Ei internasjonal anerkjenning vil kunna medverka til ytterlegare positiv samfunns- og demokratiutvikling i landet. Det vert hevda at Sverige har anerkjent administrasjonen, men ikkje [...]
Filed under: Norge, Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 25, 2008 by Abdirisak Fadal
WASHINGTON, Jan 20 (Reuters) – A high-level delegation from Somaliland, a breakaway Somali republic, has met with senior U.S. officials to “further common interests” in regional peace, security, economic development and democratic reform, the U.S. State Department said on Sunday.
During an eight-day visit in Washington, the delegation led by Somaliland President Dahir Kahin Rayale met [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 25, 2008 by Abdirisak Fadal
Nesten helt uten utenlandsk bistand og pengestøtte har Somaliland innført et flerpartisystem i den tidligere klanstyrte politikken og gjennomført sine første demokratiske valg, mens situasjonen har vært svært urolig i Sør-Somalia.
- Somaliland har bygd opp fred og stabilitet i en konfliktherjet region. Kjell Magne Bondevik ved Oslosenteret for fred og menneskerettigheter sa at vi burde [...]
Filed under: Norge, Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 25, 2008 by Abdirisak Fadal
Hvor bør du unngå å reise i år? Politisk ustabilitet, dårlig kommunikasjonsnettverk, krig og kriminalitet er ting som kan gjøre at en spennende ferie blir et mareritt.
Forbes utbarbeider hvert år en liste over de farligste reisemålene i verden.I samarbeid med konsulentbyråene iJet Intelligent Risk Systems og Control Risks har magasinet kommet frem til en liste [...]
Filed under: Somaliland | Leave a Comment »
Posted on January 25, 2008 by Abdirisak Fadal
Forskjellen mellom utbryterrepublikken i nordvest og resten av Somalia er slående: Mens Mogadishu er en knust hovedstad i et voldsherjet land, kan Hargeisa, Somalilands “hovedstad”, oppleves som en trygg, levende og pulserende by: – Når du vandrer rundt i Hargeisa, ser du ingen menn med våpen. I stedet finner du et livlig utendørs marked der [...]
Filed under: Norge, Somaliland | Leave a Comment »